Baro sida looga Hortago Cudurada Faafa, Dr. Daahir Muse Cali

Nadaafadxumadu waa dhibka ugu weyn oo maanta Soomaalida haysata. Saas oo ay tahay dhammaan ama badanaa cudurada faafaa waxay salka ku hayaan nadaafadxumo ama kahortag la’aan.

Hadaba maanta dhowr daqiiqo dhegahaaga sii Datoor Daahir Muuse Cali, oo nadaafadda iyo kahortagga cudurada faafa wax ka faham.

Warbixinta waxaa inoo haya Maxamuud Fantastik.

Hoos ka dhegayso

 


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “Baro sida looga Hortago Cudurada Faafa, Dr. Daahir Muse Cali”

  1. Abdiosmaan

    Caafimaad xumo maxaa keeno

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com