HOGGAAMIYE FIRDHIYE OO KULAN LA QAATAY TALIYAHA GUUD EE CIIDANKA XOOGGA DALKA.

HOGGAAMIYE FIRDHIYE OO KULAN LA QAATAY TALIYAHA GUUD EE CIIDANKA XOOGGA DALKA.

Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/G Odawaa Yuusuf Raage.

Kulanka ayaa daarranaa isxogwaraysi iyo sidii Taliska xoogga dalka iyo Dawladda SSC-Khaatumo isaga kaashan lahaayeen arrimaha hortebinta u leh qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya.

Mohamed Koronto Daljir SSC-Khaatumo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com