Dawladda Lubnaan oo la safatay Israa’iil, xilli Israa’iil ay weli duqeymo daran ku waddo Beirut
Dawladda Lubnaan ayaa la safatay Israa’iil, xilli Israa’iil ay weli duqeymo daran ku waddo Beirut, caasimadda Lubnaan, ku‑xigeenkii Safiirka Iiraan asna dalka ka cayrisay
Dawladda Lubnaan ayaa hore ciidamada u amartay in ay ka soo baxaan dhammaan furimaha dagaalka ayna soo xirxiraan xubnaha Xisbiga Alle ee dagaalka daran kula jira Israal.
Maalin kahor marka Lubnaan soo saartay amarka cayrinta safiir kuxigeenka Iran, Israa’iil waxay sheegtay in ay la wareegi doonto koonfurta Lubnaan oo dhan iyo wixii ka sokeeya Wabiga Latani.
Dhammaan dalalka Carabta aan ka ahayn Cumaan ay si toos ah iyo si dadbanba ula safan Israal iyo Mareykanka.
Madaxda maamulada Soomaaliya oo kuwa Carabta aan waxba ka duwaneyn ayaa la filayaa in ayana mar aan fogeyn la mowqif noqdaan Sucuudiga oo mar dhow la filayo in uu toos ula safto Israal.
> Daljir Media


COMMENTS