Su’aal dhegaystaha & daawadaha Daljir oo ku saabsan dagaalka Bariga Dhexe

Su’aal dhegaystaha & daawadaha Daljir oo ku saabsan dagaalka Bariga Dhexe

Su’aal dhegaystaha & daawadaha Daljir oo ku saabsan dagaalka Bariga Dhexe

Haddii dawladaha Carabtu ay Qasa xasuuq ku daawadeen, Sudan xasuuqeeda abaabuleen, Libya aysan dheg jalaq u siin, Sunni iyo Shiica midkoodna aysan u hiilin, Suuriya ay argagixiso hoggaan uga dhigeen, Soomaaliya kala qaybinayaan, maxay madaxda dawladda Soomaaliya iyo Maamulada Soomaalidu weli Carabta ugu yeeraan “Walaalahaya” meesha ay Iran xiriirkii u jareen?

Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com