SUURIYA YAA QABSADAY?

SUURIYA YAA QABSADAY?

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Suuriya, Asaad Xasan Al-Shaybaani, ayaa kulan la yeeshay ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan la dagaallanka naceybka Yuhuudda, Rabbi (Shiikh) Yehuda Kaploun. Kulanka ayaa Suuriya lagu wargaliyey in ay qorshe siyaasadeed la timaado oo looga hortagayo naceybka Yhda, qorshahaas oo lamid ah kan Sucuudiga laga bilaabay ee badalida manhajyada waxbarasho ee dalka.

Wadahadalada ayaa diiradda lagu sii saaray sidii loo xoojin lahaa wadahadalada iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Suuriya, Israa’iil iyo Mareykanka.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com