Qoraa Xabiiba Bella & Buuggeeda “Hablaha Soomaaliyeedow Han iyo Hiigsi Yeesha” (Sawirro)

Qoraa Xabiiba Bella & Buuggeeda “Hablaha Soomaaliyeedow Han iyo Hiigsi Yeesha” (Sawirro)

Xalay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaa lagu soo bandhigay buug cusub oo lagu magacaabo Hablaha Soomaaliyeedow Han iyo Hiigsi Yeesha, kaasi oo ka turjumaya dariiqooyinka haweenka Soomaaliyeed horumar ku gaari karaan.

Buugaan oo ay qortay Xabiiba Beella Cali Yuusuf oo ah qoraa da’ayar oo Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qaybgalay xildhibaano katirsan barlamaanka Soomaaliya, xubno ka socdey degmada Garoowe, mas’uuliyiin hore iyo dhalinyaro.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com