Beel Gobolka Mudug oo Taageertay Kordhinta Kuraasta Barlamaanka (dhegayso)

Mid kamid beelaha gobolka Mudug oo shir jaraa’id waxgaradkeedu maanta ku qabteen magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa aad u soo dhoweeyey go’aanka uu madaxweynaha dowladda Puntland ku doonayo in la kordhiyo barlamaanka dowladda Puntland.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • guled ahamd moh'med 7 years ago

    waxaa jira beelo badan oo tirsanaya in sad bursi jiro blasa taa halaga qanciyo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com