Boqor Dabagooye oo ka Hadlay Kuraasta la Laalay ee Barlamaanka Soomaaliya (dhegayso)

Boqor Dabagooye oo ka Hadlay Kuraasta la Laalay ee Barlamaanka Soomaaliya (dhegayso)

Maxkamadda sare ee dalka ayaa waxa ay laashay qaar kamid ah kuraasta xildhibaanada aqalka hoose ee Soomaaliya, kadib markii dacwad laga gudbiyey.

Boqor Cabdullaahi Axmed Cali oo kamid ah Isimada Puntland gaar ahaan gobolka Sool, islamarkaana kamid ahaa shaqsiyaadkii dacwadda ka gudbiyey mid kamid ah kuraasta lalaalay oo maanta waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa ka hadlay heerarkii ay soo martay dacwaddoodu iyo rajada ay ka qabaan in kuraastaasi lagu celiyo.

Dhanka kalena, boqorka ayaa waxa uu farriin u  diray madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya, Cabdixakiin Xuseen Xasan oo Garoowe jooga ayaana waraystay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com