Qoraa Xabiiba Bella & Buuggeeda “Hablaha Soomaaliyeedow Han iyo Hiigsi Yeesha” (Sawirro)

HomeWararka

Qoraa Xabiiba Bella & Buuggeeda “Hablaha Soomaaliyeedow Han iyo Hiigsi Yeesha” (Sawirro)

Xalay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaa lagu soo bandhigay buug cusub oo lagu magacaabo Hablaha Soomaaliyeedow Han iyo Hiigsi Yeesha, kaasi

GAROOWE: Ciidamada Amniga oo Xabsiga Dhigay Dad Gegida Diyaaradaha Garoowe U Tagay Soodhaweynta Wasiir Jamaal
Kooxda Alshabaab oo sheegay inay dileen Saraakil Katirsan Ciidamadda DFS
Hay’adda NISA oo sheegtay inay hakisay heshiis malaayiin doolar oo lagu eedeeyey wasiir hore

Xalay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaa lagu soo bandhigay buug cusub oo lagu magacaabo Hablaha Soomaaliyeedow Han iyo Hiigsi Yeesha, kaasi oo ka turjumaya dariiqooyinka haweenka Soomaaliyeed horumar ku gaari karaan.

Buugaan oo ay qortay Xabiiba Beella Cali Yuusuf oo ah qoraa da’ayar oo Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qaybgalay xildhibaano katirsan barlamaanka Soomaaliya, xubno ka socdey degmada Garoowe, mas’uuliyiin hore iyo dhalinyaro.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: