Ramadaan Kariim oo mar kale kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Caabudwaaq, waxaana caawa inoo daadihinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.
Hoos ka dhegayso
FAALLOOYIN & FALCELIN
Barnaamijka cawa iyo daljir waa barnamij qiimo badan oo bulshadu ka hesho xog waafiya daljir horay u socda