ARDAA: Taxanaha 31aad iyo Taxliilin Weerarkii Af Urur

ARDAA:  Taxanaha 31aad iyo Taxliilin Weerarkii Af Urur

Ku soodhawaada qaybtii 31aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Caabudwaaq, waxaana daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Mawduucu asbuucaan waa taxliilin weerarkii Af Urur ee saldhigga Ciidamada Daraawiishta Puntland.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com