Isimada Puntland: “Madaxweyne Gaas wuu ka Dhabeeyey Ballanqaadkii 1, 2, 3 Garoon … Hadana waa 1, 2, 3 Biyoxireen”

Xukuumada Puntland ayaa dhaqaale gaaraya $3.5 milyan doolar ugu deeqday labada maashruuc ee waaweyn ee kala ah gegida diyaaradaha Garoowe iyo waddada laamiga ee Ceeldaahir-Ceerigaabo.

Kulan lagu qabtay Jaamacadda Bariga Afrika ayaa lagu guddoomay xafladdii lacag wareejinta kaabayaasha dhaqaalaha Puntland, waxaana hadalo qiimo iyo qiiro leh iyo kuwo xusuus mudanba ka soo jeediyey Isimada Puntland, siiba kuwa Nugaaleed.

Warbixinta waxaa inoo haya Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Hoos ka dhegayso

  

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

6 responses to “Isimada Puntland: “Madaxweyne Gaas wuu ka Dhabeeyey Ballanqaadkii 1, 2, 3 Garoon … Hadana waa 1, 2, 3 Biyoxireen””

  1. Madax waynuhu wax badan wuu qabtay allaha daayew lkn waxaa uharay xorayntii gobolada SSC

  2. axmed

    Asc radio daljir
    magacaygu waa axmed yuusuf oojoga bacdwayn
    waxaan u arkaa arin hormar leh waana kufarx zanahy waana Ku taager sanahy mudane m/C/wali Cali baas
    waxaan dhuhi lahaa
    horey halooga xijoyo biyo xireenada
    asc

  3. manshallh we are moving forward

  4. manshallh we are moving forward

  5. Ani ahaantayda wax waala qabtay wax aaad ubadanna way hareen wan bogaadinayna

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com