Guulayste Ciise Cashuur iyo Guulwadeyaal Kale oo Qardho Kor u Qaadday (dhegayso)

Guulayste Ciise Cashuur iyo Guulwadeyaal Kale oo Qardho Kor u Qaadday (dhegayso)

Shacabka reer Qardhood ayaa si heer sare ah u soodhaweeyey Ciise Cabdinuur Cashuur oo ah aradayga kaalinta koowaad ka galay tartankii Quraanka ee lagu qabtay magaalada Garoowe iyo waliba ardadii kale ee ayana Qardho u soo hoyiyey guulaha tartamada bisha Ramadaan.

Warbixinta waxaa inoo haya M Fantastik.

Hoos ka dhegayso

 

  

 

 

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com