Magaalada Alamata oo ku taala koonfurta Tigrey ayaa lagu soo rogay xaalad deg-deg oo bandow ah
Magaalada Alamata iyo iyo deegaanada ku xeeran si loo xaqiijiyo xaaladda amniga iyo xasilloonida ayaa taliska Ciidanku amar ku bixiyeen in bandow lagu soo rogo laga bilaabo maanta, 22-ka Meskerem 2019 ee taariikhda Itoobiya.
Xaddidaada saacadaha bandowga iyo dhaqdhaqaaqa,
Gaadiidka waxaa loo oggolaaday inay shaqeeyaan maalintii ilaa 12:00 habeennimo.
Goobaha ganacsiga iyo maddadaalada waxaa loo ogolaaday inay adeegga bixin karaan illaa 12:00 habeennimo
Wixii ka dambeeya gabi ahaanba inaan la ogolayn wax dhaqdhaqaaq ah.
Daljir kala soco wararkii ugu dambeeyey ee xaalka Itoobiya
> Daljir Media | Wariye Jamarti


COMMENTS