Mar uu ka hadlayay dadka Soomaalida ayuu sheegay inuu hor istaagay qaxooti badan oo Soomaali ah oo tagi lahaa Mareykanka wuxuuna Yidhi “Soomaalida 98% waa shaqa la’aan, waxa kaliya ee an ku fiicanyihiin Dadka Soomaalida waa tuugonimada, Marabno inaay dalkeenna imaadaan mana soogali karaan, Waxaan dalkeenna ka joojiyay inaay soogalaan dalkeena.”
Maaha markii ugu horeysay oo Trump uu ugafa isaga oo Soomaaliya kuleh saldhig ciidan, safaarad siyaaba badana ugu howlgalo Gudaha dalka Soomaaliya.
Mohamed Koronto | Daljir Media


COMMENTS