Barkhad Cali Saalax AUN: Waxaan ka Waraysanay Garaad Cabdullaahi Cali Ciid

Barkhad Cali Saalax AUN: Waxaan ka Waraysanay Garaad Cabdullaahi Cali Ciid

Alle ha u naxariisto e waxaa maanta magaalada Bosaaso ku geeriyooday siyaasi Barkhad Cali Saalax oo kamid ahaa siyaasiyiinta aadka looga qadariyo Puntland. Barkhad ayaa kal hore soo noqday Maayarkii magaalada Bosaaso waqtigii gumaystaha Talyaaniga.

Hadaba Taariikhda Barkhad Cali Saalax waxaa Radio daljir uga waramay  Garaad Cabdullaahi Cali Ciid, Afhayeenka Isimada Puntland, wuxuuna u waramay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0