Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ramadan Kariin oo hadana kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga i

CAAWA & DALJIR | CABDINASIR JEKY | DALJIR GAALKACYO
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ramadan Kariin oo hadana kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir Garoowe, waxaana soojeedinaya Wariye Maxamed Lakiman.

Qodobada ugu waaweyn ee Caawa & Daljir waa kuwo xiiso leh, waxaana kamid ah:

  • Madaxweynaha Puntland, oo maanta magcaabay Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiiro Kuxigeeno.
  • RW Kheyre oo kormeerey Wasaarada Arrimaha Dibbadda Soomaaliya.
  • Siyaasi Barkhad Cali Saalax oo ku geeriyooday Boosaaso iyo tacsida marxuumka
  • Qarax lagu Weraray Ciidamo Galbinayeey Madaxweyne kuxigeenka Hiirshabele iyo khasaare kadhashay

Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso gaar ah leh waxaad ku maqli doontaan barnaamijka Caawa & Daljir oo idin ka imaanaya istudiyaha Daljir Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: