Biyo La’aan Ka Taagan Degmada Isku-shuban iyo Deegaamo Hoosyimaada (waraysi)

Qaar ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada degmada Iskushuban ayaa waxaa kajirta xaalado biyo yaraan ah , kadib markii dadku ay isku tashan waayeen inay ceelal qotaan badalkeedana ay noqdeen kuwa kaliya wax ka suga hay’adaha caalamiga.

Qorshe la’ aantaasi ayaa waxaa ay dadku dhaxalsiisay inayan helin wax ceel u qado iyaguna kama aysan rajo dhigin inay hay’adaha ka sugaan badalkii iyagu ay ahayd inay wax qabsadaan.

Guddoomiye kuxigeenka degmada Iskushuban Axmed Jaamac Aadan o radio Daljir lasoo xiriiray ayaa ka hadlay baahida biyaha ee degmada, Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu u waramay.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com