Shirweyne Dibu Heshiisiin ah oo Muqdisho Ka Furmay (Toos/Live u Daawo)

Shirweyne Dibu Heshiisiin ah oo Muqdisho Ka Furmay (Toos/Live u Daawo)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furtay Shirweyne Qaran oo ah dib u heshiisiin, shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed , waxaana looga hadlaya sida ugu wanaagsan ee xal looga gaari karo khilaafka u dhaxeeya Bulshadda Soomaaliyeed.

Waxaa Shirkaan horay u iclaamiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya , waxaana ka qeyb galaya Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guulleed, Wasiirada maamul goboleedyadda u qaabilsan Arrimaha Gudaha iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir.

SHIR WEYNAHA WADATASHIGA QARAN EE HANNANKA DIB U HESHIISIINTA # 2017

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Tuesday, June 13, 2017

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • anhaar 7 years ago

    HADDEEY U DOODAANNA WAA LA DILAAYEE
    12 Koofi ( 12ka BEELOOD) ee Reer Marka Cadeey Minin Aw-Cusmaan oo ah asalka Dadka Marka Caddeey loogu yimid , Saraha Markana 87% siiba bartamaha magaalada degan oo korkooda lagu dagaalamo mar kasta OO CANSHUURTA LEE LAGA ARUURSAD OO AAN WAXBA LOO QABAN….reer Maa doonte ? Bish doone….Aawi kuraastooda Xildhibaan & Xiquuqdooda kale ? HADDEEY U DOODAANNA WAA LA DILAAYEE ( Horaa dhowr qof arintaas darted looga dilaye) !!…AAWI Amniga & CADDAALADDII ?! ARINTAN FADLAN BAARA OO XALIYA MUKULAASHABA WAA WEEYRAXDAA KULEL….
    CAQABADAHA HORTAAGAN 12ka KOOFI
    Biimaalka dhaladka ah ee Deegaanka Marka Caddeey nala degganaa ee Abtiyoo Eesimoo aan nahay dadkaas Anaga amal waaye Gacaneey ku gabanooyiin ma aha kuwa Caqabadda ku ah 12ka Koofi….Laakiin waxaa jira Qoom shacabka dhiboo haayiin oo Leh “ Aroo Lugtaa kor u qaadbo, Tan kale ku darbo, dhulka Anaa iska lehee…Haddii kale Beeso keen “ oo ka yimaadeen Jilib & Jammaame iyo kuwo ka yimadeen waqooyi & Galbeedka Ethiopia oo magacyo kala duduwan leh isugu jiraan Mooryaan ( isku Qabiil ah ) hubeysan Wasiiro, Xildhibaano oo heer Maamul Goboleed & heer Dowladda Dhexe ay wataan iyo Odeyaaldhaqameed dad isku sheegaayaan oo deegaanadaas aan soo sheegay ka yimaadeen ayaa iyana Caqabad ku ah reer Marka Cadeey siiba 12ka Koofi oo aan u ogoleen Deegaankooda iney ka taliyaan Xuquuqda Dowladda & Maamul Goboleedka K.Galbeed ay ku leeyihiinna ka hor istaagan Maamulka K.Galbeed & Dowladda Soomaalina waa og yihiin waa is dadabaalinoo haayaan. Waxaana marqaati ugu filan Odeyaasha dhaqan 135ta Hal Odey kuma laha…Hal Xildhibaan xataa kuma laha oo u metelaaya Dowladda dhex & Maamul Goboleedka K.galbeed Xildhibaanadooda kuli waxaa la siiyey Dadka Kooytada ku ah Marka Caddeey ee Biimaalka sheegta. Madaxweyne Shariif Xasan oo fududeystey Caddaaladda & Xuquuqda Ay leeyihiin 12ka Koofi isagoo ka baqaayo iney Carqaladeeyaan maamul Goboleedka K.galbeed oo uu is Leheysiiyey in Biimaalka Kooytada ah ee hubeysan in ay ka burburiyaan Kursigiisa IYO MADAXDA DOWLADDA DHEXE OO AY LA JIRAAN SHARIIF XASAN ( iyagoon Cidna waxba hubsan ) .
    FADLAN ARINTAN DEGDEG HA LOO BAARO LOONA XALIYO…MAHADSANID

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com