Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Ramadan Kareem iyo waliba cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa idina la socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan (JFA), wuxuuna barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljir Gaalkacyo, waxaadna ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dal iyo dibad.

Qodobada Caawa & Daljir ugu muhiimsan waxaa ka mid ah:

  • Madaxweyne Farmaajo iyo Raysalwasaare Khayre oo ka hadlay 100 maalmood iyo waxqabadkooda
  • Daacish isu soo dhiibtay Puntland iyo Shabakad argagixiso oo la burburiyey
  • Madaxweyne Xaaf iyo booqashadiisa Caabudwaaq

Hoos ka dhegayso


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

4 responses to “Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)”

  1. Abshir

    Radio daljir aad baan idiin salaamayaa from Australia,
    Waana ku mahadsantihiin sida aad wararka noogu soo godbisaan dhamaantiin.
    Jazaakalaahu kheyr,

  2. Maxamed nuur axmed

    Booqashada madaxwayne xaaf ee caabudwaaq waa booqasho nabadeed waxayna la socotaa isbadalka dalka ka.dhacay madacwyne xaafna uusan qaadayn wadadii saaxiibkiis guuleed 0907365370

  3. Maxamed nuur axmed

    0907365370

  4. Maxamed nuur axmed

    Waaan idin salaaamay bahda daljir
    Daacish inay toobad keeenan waxay guul u tahay shacbiga puntland iyo umadda soomaaliyeed waxayna arkeen.waxqabadka xukuumada ee 100-ka maaalmood

U Jawaab Abshir Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com