Madaxweyne Xaaf oo lagu soo Dhaweeyey Caabudwaaq (dhegayso+sawirro)

Madaxweyne Xaaf oo lagu soo Dhaweeyey Caabudwaaq (dhegayso+sawirro)

Magaaladda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf.

Madaxweynaha ayaa waxaa waftigiisa kamid ahaa ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi oo ka soojeeda Waqooyiga Galgaduud waxaana si weyn halkaas ugu soo dhaweeyay shacabka deegaanka.

DHEGAYSO

 

 

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0