Caawa iyo Tartan & Tacliin: Dugsi Sare Alwaaxa Garoowe fkf Nageeye Kalabayr

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Dugsi Sare Alwaaxa Garoowe fkf Nageeye Kalabayr

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo Sanad kasta bisha Ramadaan ka baaha Radio Daljir, galayna sannadkii sagaalaad ay sannadkan waxaa mar kale idiin sahlay shirkada Golis iyo Shirkadda Towfiiq.

Tartan & Tacliin xalay ayuu si rasmi ah u bilowday waana tartan dugsiyada sare ee Puntland, ayna sannadkaan ku tartamayaan 30 dugsi sare.

Warbixintii xalay waxaa noo haya wariye Xasan Heykal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com