Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Ramadan Kareem iyo waliba cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa idina la socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan (JFA), wuxuuna barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljir Gaalkacyo, waxaadna ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay dal iyo dibad.

Hoos ka dhegayso

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0