M Xasan Soocadde: “Cali Khaliif Waxba Kama Duwana Kuwii Hore Hargeysa u Joogi Jirey”

M Xasan Soocadde: “Cali Khaliif Waxba Kama Duwana Kuwii Hore Hargeysa u Joogi Jirey”

Wasiirkii hore ee warfaafinta Puntland ayaa sheegay in wax micno ah uusan samaynayn heshiiska maanta Hargeysa ku dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland isaga oo sheegay in Cali Khaliif iyo xulufadiisu la mid noqonayaan xubnihii hore u joogi jirey Hargeysa oo ayugaba ka soo jeedda deegaanada Puntland.

Dhanka kale wuxuu dhaliil u soo jeediyey xukuumadihii kala danbeeyey ee Puntland oo uu sheegay in ay gabeen doorkoodii ku aadanaa arrimaha deegaanadda Sool, Sanaag iyo Cayn.

Soocadde wuxuu ku baaqay in la helo Puntland run ku dhisan oo wada gaadha dhulkeedda. Khadar Cawl Ismaaciil ayuu Soocadde u waramay asaga oo jooga London.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com