Shirkii Hannaanka Dib-u-heshiisiinta oo la soo Xiray (dhegayso)

Shirkii Hannaanka Dib-u-heshiisiinta oo la soo Xiray (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Md. Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo xubno ka tirsan Golayaasha dawladda ayaa ka qaybgalay munaasabad xiritaankii Shirka Dib-u-heshiisiinta
Qaranka oo shan maalmood ka socday Muqdisho.

Shirka ayaa waxaa laga soo Saaray War Murtiyeed ka kooban dhawr qodob waxaana aqrisay Marwo Caasho Geelle Diiriye oo ka mid ah qubarada soo qabanqaabisay shirka.

Madaxweynaha ayaa soo xiray shirka isaga oo ku ammaanay Wasaaradda Arrimaha Gudaha doorkeeda ku aaddan dib-u-heshiisiinta bulshada Soomaaliyeed.

Hoos ka dhegayso

Madaxweyne Farmaajo

Marwo Caasha Geelle

  

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0