Dawladda Koonfur Galbeed oo Gacanta ku soo Dhigtay Al-Shabaab Dil Gaystay

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen kooxihii ka danbeeyay dilkii Baydhabo loogu gaystay Shiikh Madeer Sh. Maxamad Gaab, kamid ahaana ergooyinka  wax ka soo xulay xildhibaanada Federaalka.

Ciimada ammaanka KG Soomaaliya ayaa xoojinayay maalmahii ugu danbeeyay ammaanka Baydhaba iyo guud ahaan gobolka, ayna maamulka isu soo dhibeen saraakiil iyo rag ka tirsan Al-Shabaab.
Hoos ka dhegayso waraysi Wasiirka Dhaqancelinta Maleeshiyaadka ahna kusimaha Wasiirka Amniga, Xasan Xuseen Eelaay. Wuxuu u waramay Cabduqaadir Yuusuf Irshaad.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com