Cali Khaliif oo Somaliland ku Biiray iyo Qoraalka Heshiiska (dhegayso)

Madaxweynaha Khaatuma, Cali Khalif Gallaydh, ayaa maanta heshiis kamid noqosho Somaliland oo ka kooban 5 qodob la saxiixday Somaliland. Heshiiska waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Xisbiga UCID,Faysal Cali Waraabe,  iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee maamulka Somaliland.

Qodobada lagu heshiiyay waxaa saxaafadda u aqriyay wasiir Sacad Cali Shire, waana sidan:

Qoraalka heshiiskana HALKAN GUJI:

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com