Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

Wararka caawa ugu waaweyn Caawa & Daljir waa:

  • Laamaha ammaanka Muqdisho oo soo bandhigay khasaaraha weerarkii Pizza House
  • Madaxweyne Farmaajo e muxuu ka yiri weerarkii xalay?
  • Madaxweyne Gaas “Puntland ma ooydee waa aarsataa!”
  • iyo fikirka waxgaradka Mudug arrimaha wadahadalada Gaalkacyo

Qodobadaas iyo kuwo kale oo xiiso xambaarsan hoos ka dhegayso.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 1
  • Dhamaan xerta hala dhegayso oo lacagta ha isku ilaawina, Faadumo Taxadar Yuusuf Fatima Gaashaan Duniyo Awil AbdiAwil MohamudSamiira Aw-musse Sumayo Bintu Caynab Mohammed Omar Hussein Omar Osman