Caawa iyo Tartan & Tacliin: Burtinle Sare fkf Xaaji Cali Biixi iyo waliba …

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Burtinle Sare fkf Xaaji Cali Biixi iyo waliba …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 12-aad Wareeggii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Burtinle Sare iyo Xaaji Cali Biixi.

Wareeggii labaad ee Tartan & Tacliin waxaa asna ku hardamay Jalam Sare iyo cRashid Cali Sharmarke, waxaana wareegga labaad u gudbay Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Barnaamijkii oo dhammaystiran hoos ka degayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com