Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan oo hadana kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya Maxamed Lakiman.

Qodobada ugu waaweyn ee Caawa & Daljir waa kuwo xiiso mudan, waxaana kamid ah:

  • Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo la dar daarmay Wasiiro lagu dhaariyeey Garowe
  • Wasiiro ka kala socda Puntland iyo GalMudug oo Kulan Xasaasi ah ku yeeshay Koonfurta Gaalkcyo Muxuu ahaa Ujeedka Kulankaas
  • Daljir Radio oo Warbixin Xasaasi ah ka diyaarisay Werarkii lagu qaaday Ciidamadii & shacabkii ku sugnaa Tuulada Af-Urur Maxaase khasaare kadhashahay
  • Feysal Cali waraabe oo sheegay inay Hawadda somaliland ka Mamnuucen diyaaradaha Qadar Balse awood aysan u lahayn
  • Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre oo si Cajiib ah Addis Ababa lagu soo dhaweyeey Muxuu yahay Ujeedka Safarkiisa

Qodobadaas iyo kuwa kale waxaad ku maqli doontaan barnaamijka Caawa & Daljir oo idin ka imaanaya istudiyaha Daljir Garoowe.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

2 responses to “Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)”

  1. Wax Wada Xasaasi Ah Ba Sheegten Hhh

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com