Warbixinta Tartan & Tacliin: Nageeye Sare Nugaal fkf Shiikh Axmed Garaar Waaciye

HomeWararka

Warbixinta Tartan & Tacliin: Nageeye Sare Nugaal fkf Shiikh Axmed Garaar Waaciye

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay  habeenkii  9-aad, wareegga 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  Nageeye Nugaal  iyo  dugsiga sare ee

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay  habeenkii  9-aad, wareegga 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  Nageeye Nugaal  iyo  dugsiga sare ee Shiikh Axmed Garaar Waaciye.

Wareega labaad ee T&T loo ay ku tartami lahaayeen dugsiyada sare ee kala ah Godobjiiraan iyo Alnuur Badhan  waxaana soo xaadiri waayay dugsiga sare ee Godobjiiraan waxaana sidaas dhicaha ku qaatay oo soo baxay dugsiga sare ee Al-Nuur Badhan.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: