Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya aniga oo ah Maxamed Lakiman.

Qodobada Caawa & Daljir ugu waaweyn waxaa kamid ah:

  • Laamaha Amaanka Gaalkacyo oo ka hadlay dilaalkii ugu dambeyeey ee ka dhacay Gaalkacyo iyo dad loo soo qabqabtay
  • Isimadda Puntland oo soo dhaweyeey degmooyin ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Puntland
  • Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya oo kormeeray xarumaha Dowladda Puntland ee Bossaso
  • Saraakiisha Ciidamada Puntland aagga Buuhoodle oo ka hadlay saameynta heshiiska Cali Khaliif la saxiixday Soomaalilaan

Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso leh kaga bogo Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman oo idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com