Taliyaha Qaybta Mudug oo ka Warbixiyey Xaaladda Ammaan ee Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Mudug, Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal, ayaa maanta waxa uu faahfahin ka bixiyay xaaladaha ammaanka ee gobolka Mudug wuxuuna ka hadlay maalmihii ugu danbeeyay dhacdooyin kala duwanaa oo ka dhacay kuwaasi oo dad lagu dhawacay, kuwana lagu dilay.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Taliyaha Qaybta Mudug oo ka Warbixiyey Xaaladda Ammaan ee Gaalkacyo (dhegayso)”

  1. najiib a/noor

    taliyaha qaybta booliska g/mudug waxaan caday nayaa inuu ka hadlay waxa saxdaa ee jira kana dhaca har iyo habeen g/mudug waana hawl ubaahan in laga wada fariisto go aana laga gaaro si lloga miro dhalo

  2. najiib a/noor

    taliyaha qaybta booliska g/mudug waxaan caday nayaa inuu ka hadlay waxa saxdaa ee jira kana dhaca har iyo habeen g/mudug waana hawl ubaahan in laga wada fariisto go aana laga gaaro si lloga miro dhalo

  3. Mannooge

    Hadalka Taliye Nuur Qaal wuxuu micnihiisu yahay inuu yahay nin qirtay inuu ka baqaya inuu galo xaafadda Baraxley iyo Alshabaabka shacabkiisa gumaadaya habeen iyo maalinba laakiinse ka adag ciyaalka xaafadda. Taliye Is casil meesha caqli iyo talo toona midna kuma hayside.

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com