Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnamaijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa idiin soojeedinaya wariye Xasan Heykal.
Qodobada Caawa & Daljir ugu doorka roon waxaa kamid ah:
-
- Camey oo Gaalkacyo ku dhagax dhigay Wado laami ah
- Diyaarado dagaal oo mareykan ah oo duqeeyay Gedo iyo jubada hoose oo ay kusugnaayeen saraakiil A-shabaab ah oo cadaan ay kujiraan
- Dekeda Berbera oo laga soo dajiyay 90 kamid ahaa dadkii qaxootiga Soomaaliyeed ahaa ee lagu duqeeyay dalka Yaman.
Hoos ka dhegayso
U Jawaab Shuuke Adan Guray Buri halceliska