Caawa iyo Tartan & Tacliin: Al-Nuur Badhan iyo Caynu Shamsi Goldogob iyo waliba …

HomeWararka

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Al-Nuur Badhan iyo Caynu Shamsi Goldogob iyo waliba …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii  11-aad Wareegii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  labada dugsi sare ee kala ah  Eyl Sar

Baladweyne: Argagixisada Al-shabaab oo laga xoreeyay
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (daawo)

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii  11-aad Wareegii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  labada dugsi sare ee kala ah  Eyl Sare  iyo Xaaji Cabdullaahi Balli Dhidin.

Halka Wareega labaad ee T&T ay Fooda ay isdareen dugsiyada sare ee kala ah Al-nuur Badhan iyo Caynu shamsi Goldogob kuwaas oo barbardhac galay waxayna u soo baxeen wareega labaad ee barnaamijka Tartan & Tacliin  iyo tacliin

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Dalladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: