Faahfaahin Qaraxa Muqdisho

Faahfaahin Qaraxa Muqdisho

Wararkii Ugu Danbeyay ee qaraxa makhaayadda Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada amniga ee dowladdu ay hadda soo afjareen weerarkii ka dhacay maqaayad lagu magacaabo Posh Treats oo ku dhow Isgoyska Banaadir.

Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka balse dawlada ayaa wadda sidii loo heli lahaa macluumaad sax ah oo la xariira khasaaraha ka dhashay goobta falka.

Afhayeenka Amniga Gudaha Axmad Maxamuud Maxamad Sayid (Axmad Carab) ayaa Radio Daljir u waramay.

Wariye cQaadir Yuusuf Irshaad ayaa waraystay. Hoos ka dhegayso

 

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 1
  • Ahmed hassan 2 weeks

    ilahow kabadbadi dadka somaaliyeed