Dekada berbera oo kamid ahayd dekadaha ugu dhaq dhaqaaqa badan geeska Afrika ayaa laga dareemay hoos udhac 48% ah sida uu madaxweynaha Somaliland kusheegay waraysi uu siyay warbaahinta JSN oo Isr***l laga leeyahay.
Dagaalka Bariga-dhexe ayaa sababay inay hoos udhacaan shixnadahii ganacsiga ee kusoo xidhan jirtay dekada berbera.
Cabdiraxmaan Cirro oo mareykanka kula kulmay Siyaasiyiin iyo ganacsata YHD ah ayaa ka codsaday inay maalgashadaan dekada berbera.
Cabdiraxmaan Cirro ayaa kusugan mareykanka isaga oo baadi goob ugu jira aqoonsi raadinta Somaliland xili halkaas ay joogaan wefdiga sare ee DFS oo kaqaybgalaya fadhiga 81-aad ee golaha amaanka ee Qaramada Midoobey.
Mohamed Koronto


COMMENTS