Jabhada TPLF oo dagaal kula jirtay dowlada Aby Axmed ee itoobiya ayaa saakay dhul muhiim ah kala wareegtay Ciidamada dowladda.
Goobaha ay la wareegeen waxaa kamid ah Caasimadii Maamul Goboleedka Tigreyga ee Mikelle iyo Garoonkii Diyaaradaha ee ugu weynaa maamulkaas.
Jabhada TPLF oo in mudo ah dagaal kula jirtay dowlada itoobiya si ay xukunka ula waregaan ayaa waayadii damba guulo is xig xiga ka gaartay dowladda itoobiya.
Dhowan ayay ahayd Markii kumanaan kamida ciidamada Militry-ga dalkaas ay gacanta kudhigeen TPLF oo ay maxaabiis ahaan uqabsadeen.
Mohamed Koronto


COMMENTS