Dowladda Iran oo dib uhowlgalineysa Xarumaha Shidaalka ee waxyeelada gaadhay intii dagaalka lagu jiray.

Jamhuuriyada islaamiga ah ee iran oo wada dib udhiska kaabayaashii ay wxyeelada gaadhsiiyeen Huwanta Mareykanka iyo isr***l ayaa sheegtay in ay dib u howl-gelineysa xarumaha shidaalka ee South Pars.

Xarumahaan ayaay dowladda sheegtay inay hada marayaan 50% ayna dhammaadka bishaan September dhameystireysa dayactirkooda.

Xarumahan ayaay waxyeelo baaxad leh gaadhay markii huwanta Mareykanka iyo Isr***l ay weerarrada kuqaadeen dalkaas bishii Maarso ee sanadkan 2026 ka.

Mohamed Koronto

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com