Wararka naga soo gaaraya gobolka Karkaar ayaa sheegaya in la arkay arrin naxinteeda leh kaddib markii dhulkii dooxooyinka ay bilaabeen in ay dildillaacaan.
Dillaaca ku yimid dhulka ayaa waxaa la rumaysan yahay inuusan ahayn dhul gariir haseyeeshee uu xiriir laleeyahay roobabkii xooganaa ee dhowaan ka da’ay gobolka oo sababay inuu dhulka jilco iyadoona ay jiraan wadooyin go’ay.
SAWIRRO
U Jawaab Abdiraxmaan Abdinasir Ahmed Buri halceliska