MKX Camay, Puntland: Maxaabiistii Al-Shabaab ee aan shalay Federaalka iyo hay’adda Elman ku wareejinay oo qaarna la la’yahay qaarna Puntland dib u soo weerareen!
Cabdirahmaan farah
Kama hadlayno amisoon
Kugsiga iyo dilka ay xamar kagaystaan
Ee waxa laga hadlaya hawlo
Aan adiga meeli kaaga banaanayn
Ee ku ekaw xamar iyo waxa kajira
runtiiiiii maxaabiiiista waaa in meel la saaro runtiiii eee een hal mar dalka lagu fasaxin runtiiii dhibta waxaa keenay siddda Qaraxyada waa ayaga ooo hal mar dalka lagu fasaxyo runtiiiii marka waxaan dowldda leeyahay Maxaaabiiista waa inaaad Qorshe usamaysaan Cad oo loooga war hayo….
COMMENTS
War inta Mr safraaye iyo camay joogan hogaan xumo iyo fashil dadku ka biximaayo waa labo nacas xataa halwasiir oo wax gal ah xukumad maleh waa guruubki ugu xumaa ee abid hogamiya dhul udug .
Talis galgala haduu gaas imagacabo 24saaac shabab iyo dacish iyo wasaq oo dhan waa ku soo afjri lhaa mxaytahay cidan saan dhaqn celin lugu somaynbaa cidan lugi darayaa wxas waa masuliyad xumo …
Waa wax lala yaabo shalay waxa kadhacay AF,urur
Kuwaan aragooda yaa igaqarsha oo toogtah
Ilahayoow wiilasheena dhiigeena cadowga naga ilaasha oo noo diida cadowga ilaahow intii dhimatay unaxariiso inta noolnah caafi inta nadifaacaysanah noo xifdi
Cadawga majerteen haskaa farxo
Maanta waxan idiin sheegin majeerteen
Waa afar molyaan 4000000 unoqon
Maayo 10 nin waxbaa runtuu waatas
Omar Ali Farah Dheere
Cabdirahmaan farah
Kama hadlayno amisoon
Kugsiga iyo dilka ay xamar kagaystaan
Ee waxa laga hadlaya hawlo
Aan adiga meeli kaaga banaanayn
Ee ku ekaw xamar iyo waxa kajira
Wlhy waa cajiiib
Dagnaanta, habacsanaan iyo aqoon xumada maamul ee hogaamiyeyaasha #Puntland ayay caddayn u tahay. In waxaas oo dhanmmi dhacaan, qadarta alle ka sokow. Goorma ayay shacabka Puntland heeryada iyo habisada iska tuurayaan oo LA xisaabtamayan Hoggaankooda.
runtiiiii layaaab malahan dowlda ayaaa howsheeed gabtay waaan arin iska caaadi ah Dowldda ayaa maanty dooorkeeeda Ka baxday aan waxba u hayn umaddda warerrr maaahane runtiiiiïi waaa sidas howshu maanty Dadkiiiiii Shabaabka ahaa ayaaa dowllldaiiiiba ka buuuxa siddda ciiiidanka Shabab oo hadana laga dhigay Ciiiidan dowleded Alllah ayaa umadaan u maqan runyiiiiiiii
runtiiiiii maxaabiiiista waaa in meel la saaro runtiiii eee een hal mar dalka lagu fasaxin runtiiii dhibta waxaa keenay siddda Qaraxyada waa ayaga ooo hal mar dalka lagu fasaxyo runtiiiii marka waxaan dowldda leeyahay Maxaaabiiista waa inaaad Qorshe usamaysaan Cad oo loooga war hayo….
Cala calaka jojiya wax iska celiya
Hhhh
Dowlada dhaxe waxa laga sugaye iyo waxa ee ku dhaqmeso maamul gobaledyada waxa laga rabay inee caawiso lkn maxa waaye hagar daamadan la shegaayo
war meeshaan dowlad Kama jirto nin walba dantiisa gaar ahaaneed ayuu wataa inta dhimatayna alle ha u naxariisro inta dhaawacana alle ha caafiyo
Shabab
waa dhacdo lama filaan ah oo weliba fool xun allow amuurahaaga noo sahal xildhibaano ayaaba ciidan alshabaab ah keensaday nasiibdaro iyo weliba ragkale sheekada ciidanka puntland ka dhacday waa (odayow wedkale malihida warankaagu kugu noqoy)
Putland dad caadi ah maahan waayo dad xabsi Ku jira se ayay weerar kaga mid noqon karaa iska hadalkaa ayu siyaasad moodaa Camay waa nin waalan
Putland wxn orankaraa hogaankii bey ka haboowdey xag siyaasadeed iyo xag ciidanba hadey sidaan sii ahaatana wacde waalooyaabaa
Wacade la yaaab
waa yaabe see u dhacday tank?