Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan istuudiyaha Daljir Buuhoodle.

Hoos ka dhegayso

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 4
  • Haa noo soo shere gareeya sida dadka somalia aan joogin oo wadanka ka maqan si aan toos ugu xirnaano barnaamijyada idaacada thanks radio daljir

  • Mar aan fogayn Mogadishu naga filo IA!

  • Asc barnaamika saaka &daljir waan u xiisay zxbaalow mawjadiina muqdisho idaacada kalaaba ku shaqaysanay 88.8 ayaan ana kudaalay ee wararka ii soo share-gareeya