Warbixin Tartan & Tacliin: Shiikh Axmed Garaar, Waaciya Sare fkf Al-Waaxa Secondary, Garoowe

HomeWararka

Warbixin Tartan & Tacliin: Shiikh Axmed Garaar, Waaciya Sare fkf Al-Waaxa Secondary, Garoowe

Barnaamijka Tartan & Tacliin (T+T) oo sannad kasta bisha Ramadaan ka baaha Radio Daljir, galayna sannadkii sagaalaad, waxaa sannadkan mar kale idi

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Maanta guddi Magacaabay (Wareegto)
Bangiga adduunka oo shaqadii ka joojiyay Shirkad qeyb ka ahayd mashruuc lagu taageerayay Somalia
Khayre oo masaajidka Isbahaysiga ee Muqdisho kula tukaday boqolaal ruux (sawiro)

Barnaamijka Tartan & Tacliin (T+T) oo sannad kasta bisha Ramadaan ka baaha Radio Daljir, galayna sannadkii sagaalaad, waxaa sannadkan mar kale idiin sahlay Radio Daljir, shirkada Golis Telecom iyo Shirkadda Towfiiq oo kaashanaya Dalladda PEN.

Tartan & Tacliin waxaa qaybta koowaad foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah Waaciye Sare iyo Al-Waaxa Secondary, Garoowe, kana mid ah dugsiyada sare ee Puntland, oo sannadkaan ay ku tartamayaan 30 dugsi sare.

Qaybta labaad ee T&T una dhexayn lahayd dugsiyada sare ee Al-Nuur Secondary Badhan iyo Goldogob Secondary wuu baaqday cillad farsamo awgeed, jadwalkana dib ayaa laga soo sheegi doonaa.

Hadaba waa warbixintii Tartan & Tacliin ee xalay, waxaa inoo haya wariye Xasan Heykal oo ku sugan Xarunta Daljir ee Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: