TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
611
612
613
614
615
…
818
7356
/ 9811 POSTS
20-ka January oo loo aqoon-saday maalinta ay furmayaan ciyaaraha gobollada Puntland.
Janaayo 7, 2012
Read More
Baahin: Khamiis, Jan 05, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Bangiga dhexe ee Bossaso oo gubay lacag faalsa ah oo dhan 140 milyan oo Sh. So; Wajiga 2-aad ee shirka Khaatumo II oo bilawday & midnimada Somaliya oo bud-dhig looga dhigay; Ku xigeenka Gudd. gobolka Cayn oo cambaareeyey hanjaabaad ka soo yeertay Somaliland ee shirka Khaatumo II.
Janaayo 5, 2012
Read More
Baahin: Arbaca, Jan 04, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Feer & faralaab kadib, Madoobe Nuunow oo loo doortay afhayeenka baarlamaanka federaalka; Bandhig ganacsi oo lagu soo bandhigay sanaaca wadani ah – gaari lagu sameeyey Galkacyo & marawaxad dab ka dhilinaysa hawada; Warbixin ku saabsan shirka Khaatumo II ee ka socda degmada Taleex, Sool; Lacag faalsa ah oo lagu qabtay Galkacyo & maamulka oo uga digay shacabka.
Janaayo 4, 2012
Read More
Wejiga 2-aad ee shirka Khaatumo II oo maanta furmay & midnimada Somaliya oo bud-dhig looga dhigay shirka.
Janaayo 4, 2012
Read More
Guddiga amniga qaranka ee dawladda federalka oo ku gacan sayray doorashadii baarlamaanka.
Janaayo 4, 2012
Read More
Hawl-galo baaritaan ah oo laga fuliyay Beledweyn, iyo wasiirada gaashaandhiga & qorshaynta ee federaalka oo ku sii jeeda.
Janaayo 3, 2012
Read More
Garabkii kasoo horjeeday Shariif Xassan Sh. Aadan oo maantay kulan uga furmay aqalkii hore ee baarlamaanka Soomaaliya.
Janaayo 3, 2012
Read More
Baahin: Salaasa, Jan 03, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Ciidamada dawlada federaalka & kuwa Kenya oo caawa weeraro ku qaaday fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin gobolka Gedo; Kenya oo martigalinaysa shir lagu gorfaynayo arrimaha Somaliya; Ilyaan Barre Shiil, la-taliyaha R/wasaare Odinga ayaan ka waraysanay; Is-maandhaafka u dhexeeya baarlamaanka federaalka oo weli taagan; Madoobe Nuunow ayaan waraysanay.
Janaayo 3, 2012
Read More
Puntland oo soo dhaweysay hawlgallada amni ee gobollada dhexe & soo gelitaanka Itoobiya ee Beladweyn.
Janaayo 2, 2012
Read More
Baahin: Isniin, Jan 02, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Xildhibaanada baarlamaanka federaalka oo mar kale isugu-gacan-qaaday fadhigii golaha ee maanta; Puntland oo soo dhawaysay hawlagallada amni ee ka bilawday gobollada dhexe & ka saarida Al-shabaab ee Beledweyn; “Anaa hogaaminayey dagaalkii Ethiopia (shalay); Aragtida aan qabo maanta ma dhibsanaayo Ethiopia” Yusuf Indhacadde.
Janaayo 2, 2012
Read More
Madaxda Puntland iyo waxgaradka Caluula & Baargaal oo kulan ku yeeshay Boosaaso.
Janaayo 2, 2012
Read More
Dawladda Puntland oo taageertay soo galitaanka ciidanka Ethopia
Janaayo 2, 2012
Read More
1
…
611
612
613
614
615
…
818
7356
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com