TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
613
614
615
616
617
…
818
7380
/ 9811 POSTS
Kulan looga hadlayo baahinta maamulka iyo hirgalinta hoggaan wanaagsan oo u furmay degmooyinka Jariiban, Eyl, Badhan & Bader bayla.
Diseembar 28, 2011
Read More
Hawgallo amni oo lagu qabtay dad laga shakiyey oo laga fuiyey caasimada Puntland ee Garowe.
Diseembar 28, 2011
Read More
Dagaalo u dhaxeeya ciidmaada dawladda federaalka oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Al-shabaab oo ka bilawday gobolka Jubada Hoose.
Diseembar 28, 2011
Read More
Saraakiil ka tirsan maamulka Dooxada Shabeelle oo ka badbaaday qarax miino.
Diseembar 28, 2011
Read More
Burcadbadeed Soomaali ah oo afduubtay markab laga leeyahay dalka Talyaaniga
Diseembar 28, 2011
Read More
Xildhibaanadii diidanaa gudoomiye Shariif Xasan oo sheegay inay la kulmeen madaxwayne Sheekh Shariif
Diseembar 27, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Dec 27, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. M/weyne Faroole & R/wasaare Gaas oo kulamo la yeeshay bulshada Qardho & Carmo, laguna soo dhaweeyey Bossaso; Warbixin ku saabsan kulan ay yeesheen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka oo la kulmay M/weyne Shariif; Maamulka degmada Ufeyn oo walaac ka muujiyey maraakiib shisheeye oo jariif xoogan ku haya dhul-xeebeedka degmada.
Diseembar 27, 2011
Read More
Wasiirrada federaalka oo maanta ka dooday shaqsiga ugu mudan billad-sharafeedka QM, una codeeyey R/wasaaraha Turkiga Recep T. Erdoğan.
Diseembar 27, 2011
Read More
Wasiirrada federaalka oo maanta ka dooday miidaaminta qofka mudaystay billad-sharafeedka Qaramada Midoobay.
Diseembar 27, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Dec 26, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Ciidanka amniga & sirdoonka Puntland oo fashiliyey miino lagu aasay wadada madaarka Bossaso; Khasaare nafeed oo ka dhashay duqayn diyaaradaha dagaalka ee Kenya ay ka fuliyeen meelo ka mid ah gobolka Gedo; Xukuumada federaalka ah ee Somaliya oo taageeray in billada hogaamiyaha sannadka 2011 lagu sharfo R/wasaaraha Turkiga.
Diseembar 26, 2011
Read More
Xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dhaawacay Muqdisho.
Diseembar 26, 2011
Read More
Tababar lagu baranayo khatarta gudniinka fircooniga ee gabdhaha oo Qardho lagu qabtay.
Diseembar 26, 2011
Read More
1
…
613
614
615
616
617
…
818
7380
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com