TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
612
613
614
615
616
…
818
7368
/ 9811 POSTS
Howlo Qaliimo ah oo ka socda isbitaalka guud ee Garoowe
Janaayo 1, 2012
Read More
Shirkadaha xawilaadaha lacagaha looga soo diro Soomaaliya oo dadaal ugu jirta dib u furida akoonadii xanbibaadaha lagu soo roday
Janaayo 1, 2012
Read More
Booliska Puntland ee gobolka Mudug oo wiil looga shakiyay arimo amni daro ku wareejiyay Galmudug.
Janaayo 1, 2012
Read More
Booliska Badhan oo ku raad jooga gacan ku dhiigle dil iyo dhaawac dad shacab ah gaystay.
Janaayo 1, 2012
Read More
Baahin: Axad, Jan 01, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. M/weyne Shariif oo sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadstii afhayeen Shariif Xasan; Warbixin ku saabsan shirka Khaatumo II ee ka socda Taleex, Sool; Garaad Saleebaan Buraale & Dr. Cali Kh. Galaydh oo ka xog warramaya himilada shirka Taleex. Gen. Carays oo ka hadlay amni darrida iyo falal dambiyeedyada ka dhaca magaalada Galkacyo.
Janaayo 1, 2012
Read More
Dagaallo xoogan oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Ahlu Sunnah oo ka bilawday gobolka Galgaduud.
Janaayo 1, 2012
Read More
Baahin: Sabti, Dec 31, C/risaaq C. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo. Ciidanka Ethiopia & kuwa Somaliya oo la wareegay Beledweyn; Dawlada federaalka oo iclaamisay hawlgal amni; Odayaasha degamada Garacad oo ku dhaliilay Puntland in ay baylihisay dhul-xeebeedka gobolka Mudug; Guddoomiyaha gobolka Mudug & taliyaha cusub ee ciidanka bilayska oo kormeeray Galbeedka gobolka Mudug.
Diseembar 31, 2011
Read More
R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cali Khaliif Galaydh oo yimid Taleex, kulamana la qaatay odoyaasha dhaqanka iyo guddiga qabanqaabada shirka Khaatumo II.
Diseembar 31, 2011
Read More
R/wasaare Gaas oo galabta ku laabtay Muqdisho, kana tacsiyeeyay dilkii shaqaalaha gargaarka.
Diseembar 30, 2011
Read More
?Todobo qof oo ku lug lahaa dilkii Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaan soo qabanay”Wasiirka amniga Puntland Col.Khaliif Ciise
Diseembar 30, 2011
Read More
Fadhigii xildhibaannada federaalka ee maanta oo natiijo la?aan ku dhammaaday.
Diseembar 30, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Dec 29, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Fadhigii mudanayaasha baarlamaanka federaalka ee loo ballansanaa oo baaqday; Taliyaha cusub ee ciidanka bilayska Galkacyo oo la wareegay xilka, is-badelna ballan qaaday; Qurbajoogta Puntland oo dhaliilay sababaha looga reebay Taleex & Badhan barnaamijka horumarinta degmooyina.
Diseembar 29, 2011
Read More
1
…
612
613
614
615
616
…
818
7368
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com