TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
624
625
626
627
628
…
818
7512
/ 9811 POSTS
Baahin: Sabti, Nov 26, Maxamuud C/raxmaan ~ Daljir ~ Bossaso. R/wasaare ku xigeenka Turkiga oo booqasho ku jooga Muqdisho, kulamana layeeshay madaxad dawlada federaalka; Shirka IGAD ee Adis Ababa oo lagu gorgeeyey hawlgallada amni ee AMISOM ka wado Muqdisho; Ahlu-sunna oo guulo ka sheegtay dagaal iyaga & Al-shabaab ku dhex maray Dhuusamareeb.
Nofeembar 26, 2011
Read More
R/wasaaraha cusub ee Masar Kamaal Ganzuuri ayaa ka codsaday shacabka Masar in ay xukuumaddiisa siiyaan waqti ay wax kaga badasho xaaladda murugsan ee dalka.
Nofeembar 26, 2011
Read More
Shirkii IGAD oo maantay kusoo dhammaaday Addis Ababa, laga soo saaray 25 qodob oo u badan arrimaha Soomaaliya.
Nofeembar 25, 2011
Read More
Inta la hubo ku dhawaad 15 qof ayaa ku dhintay tiro ka badan 30-na way ku dhaawac-meen duqaymo diyaaradaha Maraykanku ay gaysteen koonfurta dalka Soomaaliya.
Nofeembar 25, 2011
Read More
Dablay hubaysan oo caawa bililiqaysatay hantidii shirkada Golis qaybteeda adeega Sahal ee koonfurta Gaalkacyo.
Nofeembar 25, 2011
Read More
4 qof oo ka tirsan bulshada riyid-ka ah ee ku nool magaalada Dhuusomareeb ayaa ku dhaawac-may dagaal saacado qaatay oo galabta ka qarxay dagmada Dhuuso-mareeb ee xarunta gobolka Gal-gaduud.
Nofeembar 25, 2011
Read More
3 ruux ayaa geeriyootay, 5 kalena waa ay dhaawacmeen iska-horimaad dhex maray Al-shabaab iyo kooxo hubaysan oo ku sugan degmada Jamaame.
Nofeembar 24, 2011
Read More
Tirada askartii ku dhaawacantay qaraxii saakay ka dhacay degmada Mandheera oo sii korortay.
Nofeembar 24, 2011
Read More
1 qof ayaa dhintay, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax lala eegtay ciidanka Kenya ee Maandheera.
Nofeembar 24, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Nov 24, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Diyaaradaha dagaalka ee Kenya oo weeraro cirka ah ku qaaday fariisimo ay Al-shabaab ku leeyihiin Taabta & Qooqaani, J. Hoose; Odayaasha dhaqanka ee gobolka Mudug oo ku eedeeyey Galmudug amni darriga magaalada Galkacyo; Puntland oo siidaysay tiro maxaabiis ah oo Somaliland hore looga qabtay.
Nofeembar 24, 2011
Read More
3 qof ayaa ku dhaawacantay qarax nooca dhulka lagu aaso ah oo ka dhacay Gaalkacyo.
Nofeembar 23, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Nov 23, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Puntland oo ku eedaysay Galmudug khalkhal gelin amniga Galkacyo; “Hawlaha madaarku caadi ayay u socdaan, wax hakad ahina kuma imaan” Maareeyaha madaarka Galkacyo; R/wasaare Gaas oo beeniyey in dawlada federaalku ay ciidan u qorato dhallaanka.
Nofeembar 23, 2011
Read More
1
…
624
625
626
627
628
…
818
7512
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com