TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
626
627
628
629
630
…
818
7536
/ 9811 POSTS
Sarkaal u shaqaynayey hay?adda NRC oo caawa Galkacyo lagu dilay iyo raggii dilkaasi gaystay oo baxsaday.
Nofeembar 19, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Nov 19, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Galkacyo. James Swan, Ergayga gaarka ee Maraykanka u qaabilsan arrimaha Somaliya oo Garowe ku sugan, shirarna la yeeshay madaxda Puntland; R/wasaare Gaas oo booqday xerada Badbaado, kuna dhaartay in aanay u dulqaadan doonin ku taki-fal gargaarka danyarta loogu tala galay; Ciidan Ethiopian ah oo u soo talaabay gobollada dhexe ee Somaliya; Ahlu-sunna oo sheegay in ciidankaasi ay iyaga ka tirsan yihiin.
Nofeembar 19, 2011
Read More
R/wasaare Gaas oo maantay booqday xerada Bad-baado, kana qayb-qaatay raashin qaybin halkaasi ka socotay.
Nofeembar 19, 2011
Read More
Dadaallo nabadeed oo lagu qaboojinayo xiisadda colaadeed ee nawaaxiga Rako oo bilawday; Wufuud isugu dhafan Issimo & madax dawladeed ee gaaray isla deegaanka.
Nofeembar 18, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Nov 17, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Labaataneeyo qof oo ku dhintay dagaal beeleed ka qarxay nawaaxiga Rako, Karkaar; Shir lagu gorfeeyey dejinta colaada Rako oo ka dhacay Qardho, baaq nabadeedna laga soo saaray; Maxkamadada ciidanka qalabka-sida ee federaalka oo xukuntay eedaysanayaal dambiyo lagu soo oogay.
Nofeembar 17, 2011
Read More
Bilayska Muqdisho oo xalay qabtay baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa iyo dadkii saarnaa haatanna wali la baarayo.
Nofeembar 16, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Nov 16, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Mudanayasha baarlamaanka Puntland oo ka dooday sharciga kalluumaysiga badda; Arday hore loogu diray tacliin sare dalka Turkiga oo dib loogu soo celiyey Somaliya; Shir lagu gorfeeyey hirgleinta mashruuca dhismaha wadooyinka Bossaso oo u furmay madaxda gobolka, ganacsatada, Issimada & ururada rayadka ah.
Nofeembar 16, 2011
Read More
300 ka mid ah ciidanka badda ee Puntland oo tababar loogu soo xiray magaalada Boosaaso.
Nofeembar 15, 2011
Read More
Duqa magaalada Galkacyo oo maanta dhagax-dhigay mashruuc lagu dhisayo suuq-khudaareed oo ay hirgalinayso hay?adda Horn Relief.
Nofeembar 15, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Nov 15, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Galkacyo. Dagaal khasaare lixaad leh gaystay oo Muqdisho ku dhex maray Al-shabaab & AMISOM; Guddiga shirka Khaatumo II ee ka furmi doona Taleex oo la iclaamiyey; Puntland oo xirtay wariye u shaqeeya TV-ga Somali Channel; madaxda TV-ga oo xariga sharci darro ku tilmaamay.
Nofeembar 15, 2011
Read More
?Somaliya waa dal fashilmay oo ku guuldarraystay inuu helo dawlad hanaqaad ah? R/wasaaraha Britain David Cameron.
Nofeembar 15, 2011
Read More
Dagaal khasaare gaystay oo Moqdisho ku dhexmaray xalay ciidanka dawladda oo kaashanaya AMISOM iyo kooxda Al-shabaab.
Nofeembar 15, 2011
Read More
1
…
626
627
628
629
630
…
818
7536
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com