TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
625
626
627
628
629
…
818
7524
/ 9815 POSTS
1 qof ayaa dhintay, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax lala eegtay ciidanka Kenya ee Maandheera.
Nofeembar 24, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Nov 24, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Diyaaradaha dagaalka ee Kenya oo weeraro cirka ah ku qaaday fariisimo ay Al-shabaab ku leeyihiin Taabta & Qooqaani, J. Hoose; Odayaasha dhaqanka ee gobolka Mudug oo ku eedeeyey Galmudug amni darriga magaalada Galkacyo; Puntland oo siidaysay tiro maxaabiis ah oo Somaliland hore looga qabtay.
Nofeembar 24, 2011
Read More
3 qof ayaa ku dhaawacantay qarax nooca dhulka lagu aaso ah oo ka dhacay Gaalkacyo.
Nofeembar 23, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Nov 23, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Puntland oo ku eedaysay Galmudug khalkhal gelin amniga Galkacyo; “Hawlaha madaarku caadi ayay u socdaan, wax hakad ahina kuma imaan” Maareeyaha madaarka Galkacyo; R/wasaare Gaas oo beeniyey in dawlada federaalku ay ciidan u qorato dhallaanka.
Nofeembar 23, 2011
Read More
Radhika Coomaraswamy, ku xigeenka xoghayaha QM u qaabilsan difaaca dhallaanka oo kulamo la yeelatay madaxda dawlada federaalka.
Nofeembar 23, 2011
Read More
R/wasaare Gaas oo shacabka Muqdisho ugu baaqay inay bixiyaan canshuurta, lana shaqeeyaan ciidanka bilayska.
Nofeembar 23, 2011
Read More
Allaha u naxariistee waxaa goor dhaw Gaalkacyo lagu dilay guddoomiyihii xaafada Horumar Muuse Aadan.
Nofeembar 22, 2011
Read More
Rasaas xooggan oo maalintii 2-aad la isku waydaarsano madaarka Gaalkacyo, iyo xaafada Wadajir ee koonfurta Gaalkacyo.
Nofeembar 22, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Nov 21, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Galkacyo. Madaafiic lagu tuuray madaarka Galkacyo; Puntland oo Galmudug ku eedaysay fal-dambiyeedka; Galmudug oo iska fogaysay eedda, sheegtayse in ay xaq ku leeyihiin madaarka; M/weyne Shariif oo sheegay in dawladiisu ay kaalin ka qaadan doonto dib u noolaynta fanka & fannaanka; Guddiga dastuurka ee baarlamaanka federaalka oo sharci darro lagu tilmaamay Guddi uu R/wasaare Gaas u magacaabay hirgelinta barnaamijka tubta nabadda.
Nofeembar 21, 2011
Read More
Dowladda federaalka oo maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday Guddiga Wadajirka ah ee qorshaha Roadmap-ka.
Nofeembar 20, 2011
Read More
R/wasaare Gaas oo maanta kormeeray suuqa Bakaaraha, Muqdisho.
Nofeembar 20, 2011
Read More
Marxuum Axmed Jamac Cawad oo maanta lagu aasay qabuuraha magaalada Galkacyo.
Nofeembar 19, 2011
Read More
1
…
625
626
627
628
629
…
818
7524
/ 9815 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com