TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
634
635
636
637
638
…
818
7632
/ 9811 POSTS
Puntland oo tababar Carmo ugu soo xirtay 1500 oo askari oo ka tirsan booliska Puntland.
Oktoobar 22, 2011
Read More
Ninkii lagu helay dambiga dilkii alla ha u naxariistee Nabaddoon Walloore oo maanta lagu qisaasay Garowe.
Oktoobar 22, 2011
Read More
Kenya oo ku dhawaaqday inay taageero milatari siinayso dawladda Soomaaliya.
Oktoobar 21, 2011
Read More
Dagaal ka dhacay Dayniile oo ay ku dhinteen 23 ruux, iyo dawladda oo sheegtay in ay la wareegtay.
Oktoobar 21, 2011
Read More
Xukuumadda R/wasaare Gaas oo warsaxaafadeed ka soo saartay qabsashada Dayniile ee Muqdisho.
Oktoobar 20, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Oct 20, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Ciidanka dawlada federaalka oo la wareegay Dayniile, fariisinkii ugu dambeeyey ee Al-shabaab, kuna sii jeeda G. Shabeelada; R/wasaare Gaas oo hub kala wareegay Yusuf Indhacade oo ka mid ah siyaasiyiinta hubaysan ee Muqdisho; Shacabka reer Boocame, Sool oo ka cabanaya xaalufin lagu hayo dhul-daaqsinka xoolaha.
Oktoobar 20, 2011
Read More
Ciidan bilays iyo turbataariyo iskugu jira oo maanta lagu wareejiyey fariisimadii Garsoor; Afhayeenka baarlamaanka Puntland iyo wasiirro goobjoog ka ahaa.
Oktoobar 20, 2011
Read More
“Ma jiro wax hishiis ah oo dhexmaray dawladda Soomaaliya iyo Kenya oo ogolaanaya inay dalka soo galaan, waana tilaabo sharci darro ah” Xildhibaan C/qaadir Sh. Cismaan.
Oktoobar 20, 2011
Read More
Mucamar Al-Qadaafi oo magaalada uu ka soo jeedo ee Sirta lagu dilay.
Oktoobar 20, 2011
Read More
Marie Dedieu, muwaadinad u dhalatay Faransiiska, muddadana u afduubnayd kooxo burcad ah oo dhimatay; maydkeeda oo aan la ogayn meel lagu hayo.
Oktoobar 19, 2011
Read More
Xukuumadda R/wasaare Gaas oo tacsi u dirtay qoyska Mrs. Marie Dedieu, muwaadinad Faransiis ah oo ku geeriyootay Somaliya.
Oktoobar 19, 2011
Read More
Xukuumadda R/wasaare Gaas oo tacsi u dirtay qoyska Mrs. Marie Dedieu, muwaadinad Faransiis ah oo ku geeriyootay Somaliya.
Oktoobar 19, 2011
Read More
1
…
634
635
636
637
638
…
818
7632
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com